Maxaa Cusub

maxaacusub

 

  • Xaqiijin/Sugid
    May 20, 2018 by
    XAQIIJIN _______________________________________ Waxaan halkaan idinku xaqiijinayna in Jadwalka pageka Wasaaradda la soo galiyey iyo hadalka wasiirkuba saxyihiin iswaafaqsanyihiin jidwalkuna sidaas uu yahay loogu socon doono Haddii Allah ogolado.   Mahadsanidiin...
    Read more
  • OGAYSIIS DEGDEG AH
    May 20, 2018 by
    OGAYSIIS DEGDEG AH. __________________________________________________ Dhamaan Kormeerayaasha iyo Ardayda Imtixaanka galaysa Waxaa la idinku war galinayaa In Imtixaanka maanta 20/05/2018 Uu BAAQDAY/ AAN LA GALAYN Roobaab ka da aayo Gobolka Banaadir...
    Read more
  • Imtixaanaadka Mideysan
    May 19, 2018 by
      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka mideysan ee Shahaadiga ah Dugsiga Sare oo maanta ay u fariisteen 27,600 oo arday. Schoolka 15-ka May oo...
    Read more
  • XARUMAHA IMTIXAANKA GOBOLKA BANAADIR
    May 10, 2018 by
    XARUMAHA IMTIXAANKA GOBOLKA BANAADIR ____________________________________________________ Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay shaacisay xarumaha Imtixaanadka lagu galayo 2017/18 Lifaaqa hoose waxaad ku Jira dhamaan xarumaha gobolka Banaadir guud kuwii hore...
    Read more
  • Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12aad 2018
    May 10, 2018 by
    JIDWALKA IMTIXAANKA QARANKA 2018 Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Waxay soo saartay Jadwalka Imtixaanka qaranka 2017/2018 fiiri lifaaqa hoose. Jadwalka Imtixaanka 2018...
    Read more
  • Abaalmarinta Macallinka Soomaaliyeed
    December 21, 2017 by
    Waxaa Wasaaradda Waxbarashada ,Hiddaha iyo tacliinta sare soo abaabushay tartanka abaalmarinta macallinka heer qaran kaasi oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda, waxaa si wadajir ah isaga kaashanayay Hey’ada EFASOM ,waxaa u...
    Read more
  • Waaxda Horumarinta Macallimiinta waxay soo qabanqaabisay tobabarku saabsan Macallinka iyo horumarinta nabadda.
    December 20, 2017 by
        Aqoon-is-weydaarsiga waxaa kasooqaybgalay macallimiin ka kalasocday maamul goboleedyada, dalladaha, dugsiyada dawladda ee Banadir  ,kaasi oo ku saabsanaa baridda iyoku baraarujinta macalimiinta nabadda sidoo kale habka firfircoon ee barashada...
    Read more

WASIIR2018
title1
SOMALIA