Archive for the ‘WajigaHore’ Category

Abaalmarinta Macallinka Soomaaliyeed

Waxaa Wasaaradda Waxbarashada ,Hiddaha iyo tacliinta sare soo abaabushay tartanka abaalmarinta macallinka heer qaran kaasi oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda, waxaa si wadajir ah isaga kaashanayay Hey’ada EFASOM ,waxaa u tartamay ilaa 50 macallin iyagoo isuga soo hareen 10 macallin kuwaasi oo lala yeeshay waraaysi(interview) si loo […]

Read more

Waaxda Horumarinta Macallimiinta waxay soo qabanqaabisay tobabarku saabsan Macallinka iyo horumarinta nabadda.

    Aqoon-is-weydaarsiga waxaa kasooqaybgalay macallimiin ka kalasocday maamul goboleedyada, dalladaha, dugsiyada dawladda ee Banadir  ,kaasi oo ku saabsanaa baridda iyoku baraarujinta macalimiinta nabadda sidoo kale habka firfircoon ee barashada  isbeddelka uga qabqaadanayso. Sidaa darteed waxaa furay  aqoon is weydaarsiga wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Mr Fayal Omer […]

Read more

Rarysal waasaaraha Soomaaliya oo si rasmi ah u furay dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee Muqdisho.

Rarysal waasaaraha Soomaaliya oo si rasmi ah u furay dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee Muqdisho.

  ( Muqdisho) Raysal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa si rasmi ah u furay dhismaha Wasaarada Waxbaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, waxaa furitaankii ka soo qaybgalay, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul-insaanka Soomaaliya, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, Wasiirudawlaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda […]

Read more

Sadex qof oo u anbabaxday dalka Jabaan.

Sadex qof oo u anbabaxday dalka Jabaan.

Hay’ada UNESCO  ayaa tababar  u dirtay 3 qof oo ka mid ah waaxda tabarada Wasaarada Waxbarashada Hiddaha  iyo Tacliinta Sare ee Soomaali, dadkaan ayaa la soo baridoonaa habka nabadda loo xoojiyo waxa ayna u amba  baxeen dalka Jabaan. Lifaaqa hoose eeg warsaxaafadeed  ka soobaxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. […]

Read more

Warsaxaafadeed ka soo baxay xaafiiska wasiirka waxbarashad Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xaafiiska wasiirka waxbarashad Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay xaafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Mudane Cabdi Daahir Cismaan, ayaa lagu soo bandhigay abaalmarino deeqo waxbarasho oo wasaardu ay siiyey tobankii arday ee ugu saraysay imtixaanka Qaran 2016/2017.  

Read more

Q5aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadi

Q5aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadi

Q5aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadir, ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. eeg lifaaqa hoose Waaberi Cusub Wiil-waal XAMAR JAJAB Xamar Wayne Xasan Qariidi Yaasiin Cusmaan

Read more

Q4aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadir, ee sanad dugsiyeedka 2016-2017.

Q4aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadir, ee sanad dugsiyeedka 2016-2017.

Q4aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee xarumaha Gobolka Banaadir, ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. Eeg lifaaqa Hoose. Maxamud Mire, NAASIR Salaxudiin Raage Ugaas Sh.Xasan Barsane SH.YUSUF KOWNEYN SHANGANI Sh-Madar Siidii siyaad TADAAMUN Taleex  

Read more

Q3aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Gobolka Banaadir.

Q3aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Gobolka Banaadir.

Q3aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Gobolka Banaadir ee sanad-dugsiyeedka 2016-2017. Eeg lifaaqa Hoose:- Hanti Wadag H-Dh-Cabdicasiis Hope Universaty Howl-wadaag Hoyga Xamar Imaamu Shaafici Jaamacada Ummada Jabuuti Karaan kuliyada Farsamada MACALLIN JAAMAC

Read more

Q2aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Xarumaha Gobolka Banaadir

Q2aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Xarumaha Gobolka Banaadir

Q2aad ee natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee sanad-dugsiyeedka, 2016-2017 ee Gobolka banaadir. Lifaaqan hoose ka eego. CALI XUSEEN Cusmaan Geedi Raage D.Muqdisho Dhagaxtuur dhamayaasiin DUGSIGA FARSAMADA Ex-Aqoondarsad GAASHAANLE Gaheyr Giire Godey H.DH. BANADIR H.Dh.KPP

Read more

Q1aad ee natiijada imtixaanka shaadiga ah ee Gobolka banaadir.

Q1aad ee natiijada imtixaanka shaadiga ah ee Gobolka banaadir.

Q1aad ee natiijada imtixaanka shaadiga ah ee Gobolka banaadir. Lifaaqan hoose ka eego 1DA LUULYO 8 Maarso 11KA JANAAYO 12ka Octoobar 15ka MAY 20KA DECEMBER 21KA NOVEMBER 21KA OCTOBER Ag.Boondheere ALFAJRI (YAQSHID)BAARBEBanaadir SareBEXAAN

Read more