Hay’ada UNESCO ayaa tababar u dirtay 3 qof oo ka mid ah waaxda tabarada Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaali, dadkaan ayaa la soo baridoonaa habka nabadda loo xoojiyo waxa ayna u amba baxeen dalka Jabaan.
Lifaaqa hoose eeg warsaxaafadeed ka soobaxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.