Waaxda Jinsiga iyo Horumarinta Gabdhaha oo tababar u furtay.

(Muqdisho) Waaxda jinsiga iyo Horumalinta gabdhaha ayaa tababar halmaalina u furtay macalimiin kakalayimid qaar kamida gobolada dalka Soomaaliya.

Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo T/Sare qaybteeda u qaabilsan Jinsiga iyo Horumarinta gabdhaha, ayaa waxaa lagu qabtay jaamacadda Umadda ee Magaallada Muqdisho. aggaasimaha waaxdaas Khadiijo C/laahi iyo ku xigeenkeeda Khadro Yaasiin ayaa oo casharada bixinaayey ayaa ka soo qabgalayaasha u soo gudbiyey, casharo ay aad uga faa’iidaysteen ka soo qaybgalayaashii tababarka.

Aggaasimaha waaxdaasi Jinsiga khadiija ayaa ku dhiirisay macalimiinta in ay shaqadooda ku dabakhaan waxyaabaha ay halkaan ka faa’iidaystaan.

Tababarkii ayaa ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan, ayadoo waaxdaana ay mudooyinkaan danbe shaqadeeda ay ka muuqato dardar cusub.

dsc05307dsc05275dsc05277dsc05308dsc05322dsc05308

dsc05292dsc05285dsc05281dsc05275
dsc05306dsc05303dsc05318dsc05311dsc05312dsc05261dsc05311dsc05312dsc05261dsc05268dsc05268dsc05347dsc05341dsc05340dsc05264dsc05286dsc05271dsc05312dsc05330

Leave a Reply

*